18my

 18ka may 

maalinti soomaaliland

sugnaataye dhalatayeey

salkana loo taagayeey


18ka may

sumadi qarankayga yeey

sinaanti dadkayga yeey

samoow calankaygiyeey


midaan siyar loo heline

taariikhdu isiisayey

salaan baan kuu sidaa

18may


18may

32guuradii 

xornimo ii sugnaatayeen

soomaalia kaga go'aay


Comments

gabayo

GEERAAR

GABAY

masafo