Ciida

 waa maalin culusoo

cashiiriyo qaraababa

mahad laysu celiyee

ciid wanaagsan ciidaay


waa maalin culusoo

farxad lagu ciyaaree

caam ahaan islaamkoow

ciid wanaagsan ciidaay


ciso iyo karaamiyo

cibaadaa sugnaataye

diid wanaagsan ciidaay


waa maalin culusoo

diintaa cadaysoo

waa calaamadeenee

ciid wanaagsan ciidaay


waa maalin culusoo

gaaladu cabaadoo

cuqdad ay ka qaadee

ciid wanaagsan ciidaay


ciso iyo karaamiyo

cibaadaa sugnaataye

ciid wanaagsan ciidaay





Comments

gabayo

GEERAAR

GABAY

masafo