Hees alle
allahayow
allahayow adaa weyn
adaa waaxidoo jira
adigaa waxyiga iyo
warka lagu hanooniyo
nookeenay diin wacan
ruxi khayrka weshada
islaamnimo wanaajiya
waajibaadka oofiyay
noloshiis waxnoqotaa
ifka ehel iswada oo allahayow
hela waxay rajayaan
aakhirana wehel jano allahayow
walaalaha islaanka ah
alla hayow
alla hayow adaa weyn
adaa waaxidoo jira
adaa weli ahaadoo
waxkastood jidaysaa
dastuur weeye aanjabin
shaydaan nimuu waday
waalayoo waswaas qaba
waannadiyo waxasheegii
waxba aanay u tarayn
aakhira nin waayoo nasiibdaro
waxba aan udhiganow
waagii qiyaamuhu nasiibdaro
abaalkaagi weeyaan
Comments
Post a Comment