Masafo

 marinteeda maansada

waxan aan madiixaa

markuu mayayga roobiyo

miiraale da ayoo

dhulkoo daadku mulacyayn

mowjaduu sunsumayaan

muraad li i matiriyee

macnihiyiyo ujeedada

meel lawada maqlaayiyo

madashaan kasheegaa.


hayeeshee murtida hadal

masafadaydu waxay tahay

meela ugama leexdee

hoosmowgu daadagay


soomaali maxamedey

murankiini badayoo

qaarkiinba meelbay

isku maagayaanoo

siyaasada madowbaa

mashruuc idiin ahaatoo







Comments

gabayo

GEERAAR

GABAY

masafo