heesta qaadka
noloshaada qaadkiyo
qayilaada ka ogow
yaadka qoomamoonine
qiijinta sigaarkana
dibnahaaga ka qufulo
cudur yaanad qaadine
qabiilkaaga howbaran
ugu faanka qola kalee
waa qiimo dhicisoo
qofkaad tahay masheegtee
qorshayaal samaysoo
qorshayaal samaysoo
waa qaali hadafkuye
saama laylka qudcurkiyo
soojeedka qaarkii
weligaa ha qabatimin
qasaare caafimaadiyo
waali aan laqaban karin
nafsadaada howqarin
qabiilkaaga howbaran
ugu faanka qolokale
waa qiimo dhicisoo
qofkaad tahay ma sheegtee
qorshayaal samaysoo
qorhayaal samaysoo
waa qaali hadafkuye
Comments
Post a Comment